Verner von Heidenstam
Appearance
| Verner von Heidenstam | |
|---|---|
| Dhashay | Carl Gustaf Verner von Heidenstam Luuliyo 6, 1859 Olshammar, Iswiidhan |
| Dhintay | Maajo 20, 1940 Övralid, Iswiidhan |
| Shaqo | Qoraa |
| Luuqad | Swedish |
| Wadanka | Sweden |
Carl Gustaf Verner von Heidenstam, waxay dhalatay 1859 waxayna dhimatay 1940.[1] Verner waa mid ka mida dadka qoraaga ah ee ugu caansan dalka Iswiidhan.
Wuxuu xubin ka ahaa qoyska Heidenstam.[1]