Dalalka
Liiska dawladaha madaxa banaan Liiskani waxa uu ka koobanyahay 203 dal:
Sifayn
- 193 dal waxa ay heestaan ictiraaf dhamaystiran
192 kamida 193 aan hore u soo sheegnay waxa ay kamidyihiin Qaramada Midoobay. Waxa jirta dawlad ictiraaf dhamaystiran haysata laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay. waana Faatikanka
- Waxa jira 10 dal oo aan haysan madax banaani buuxda oo aan kamid ahayn Qaramada Midoobay.
Waxa jira dal kamida 10 aan sare ku xusnay oo la leh calaaqaad 93 dawladood wana Falastiin. Waxa jira hal dal oo madax banaan oo dublamaasi ahaan la ictiraafay laakiin aan loodhamayn waana wadanka Kosofo. Waxa jira dal kamida xubnaha Midowga afrika oo aan ictiraaf caalmiya haysan waana Saxaraha Galbeed. Waxa jira dal Madax banaan laakiin aan kamid ahayn Qaramada Midoobay waana Taywan. Waxa jira laba dal oo sirasmiya u madax banaan laakiin Ruushka cid aa ahayni aanay ictiraafsanayn waxaany kal yihiin.Abkhazia iyo Koonfur Ossetia. Waxa kale oo jira Hal dal oo madax banaan laakiin aan ictiraaf ka haysan Turkiga mooyee waana Qubrista Waqooyi ee turkida Waxa Jira dal ay ictiraaf sanyihiin labada wadan ee Abkhazia iyo Koonfur Ossetia oo kaliyihi waxana lagu magacaabaa Transnistria. Waxa jira Laba oo waaqici ahaan madax banaan laakiin aan ictiraaf haysan waxaanay kal yihiin Somaliland iyo Nagorno-Karabakh
Liiska dalalka caalamka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Saxaraha Galbeed
Samoa
San Marino
Saint Finckent iyo renadines
Saint Kitts iyo Nevis
Saint LuKia
São Tomé iyo Brínsibe
Siri Lanka
Sacuudi Carabiya
El Salvador
Jasiiradaha Solomon
Singabuur
Sinigaal
Swasiland
Suudaan
Suuriya
Surinam
Sierra Leone
Saambiya
Simbaabwi
Seychelles
Somaliland
Soomaaliya
Shiinaha
Serbia